Loading...

MAQAL & MUUQAAL

DHAGAYSO: Guddoomiyaha G/Banaadir oo la yimid qaab cusub oo loo sugayo Ammaanka Caasimadda..?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay qaab cusub oo deriseyn ah oo lagu sugayo ammaanka caasimadda, iasgoo baaq u

Continue Reading »

Qeybta MAQAL & MUUQAAL

DHAGAYSO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee dagaalkii Gaalkacyo iyo Ciidamadii Galmudug – Puntland oo wali is hor fadhiya..?

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay degan tahay, kadib markii shalay magalada uu ka dhacay Dagaal

Continue Reading »

MAQAL & MUUQAAL Archives

DAAWO: Ruushka oo ka shifay sir badan oo ku saabsan Dagaalkii 77kii dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya..?
- Nov 23, 2017
Dagaal qaraar ayaa dhex maray Soomaalia iyo Ethiopia sanadkii 1977kii kaas salka ku hayay lahaanshaha Dhulka hadda loo yaqaan Somaalida Ethiopia.   Markii uu qarxay Dagaalkaas Ethoipia oo xaalku uu ku xumaa ...
DAAWO: Beesha ay ka dhalatay Gabadhii Boosaaso lagu kufsaday oo hanjabaad u diray Beesha Askarigii Kufsiga geystay..?
- Nov 22, 2017
Waxa aan wali cadaaladda la horkeenin Askarigii Ciidamada Puntland ka tirsanaa ee Faa’isa ku kufsaday Magalada Boosaaso.   Beesha ay ka dhalatay Faa’isa oo shir ku yeelatay Magalada Muqdisho ayaa sheegay in ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus u sameeyay Dadka u soo halgamay Imaaraadka Carabta..?
- Nov 20, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cllaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay dadka u soo halgamay Imaaraadka Carabta, isagoo ubax dhigay xarunta lagu maamuuso dadka u ...
DHAGEYSO: Faysal Cali Waraabe oo Guddiga Doorashooyinka ku eedeeyay inay u Jilcan yihiin Xisbiga wadani..?
- Nov 20, 2017
Musharaxa Xisbiga UCID ee Somaliland oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa sheegay in ay jiraan Shaqsiyaad doonaya in ay khalkhal geliyaan Ammaanka Somaliland, islamarkaana ay abuuraan Xaalado keenikara in ay ...
DHAGEYSO: Xildhibaanada Baarlamaanka oo u Hanjabay Farmaajo iyo Kheyre..?
- Nov 20, 2017
Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku hanjabay in ay kordhin doonaan isla xisaabtanka ay la yeeshaan Madaxda Qaranka dalka.   Xildhibaan Maxamuud Abuukaate ayaa sheegay in wixii hada ...
DHAGAYSO: Qoyska Qalbi dhagax oo soo dhaweeyay Go’aankii Baarlamaanka iyo Jabhada ONLF oo war cusub kasoo saartay..?
- Nov 19, 2017
Qoyska C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax), ayaa soo dhaweeyay go’aankii Baarlamaanka Somaliya uu Sabtidii ka qaatay tallaabadii, ay Xukuumadda Somaliya ninkaasi ugu gacan gelisay Dowladda Itoobiya.   Guddigii Golaha Shacabka uu u ...
DHAGEYSO: Guddiga Doorashada Somaliland oo ka hadlay in ay ku shubasho dhacday..?
- Nov 17, 2017
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame ayaa beeniyay wararka sheegaya Doorashadii Isniintii ka dhacday Somaliland in ay noqotay mid lagu shubtay.   Wuxuu sheegay in ay qalad tahay dadka qaar ...
DHAGAYSO: Emaaraadka Carabta oo Xisbiga Kulmiye ku taageeray wax isdaba marinta Doorashada Soomaliland..?
- Nov 17, 2017
Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa soo bandhigay waraaqo been abuur ah oo lagu soo daabacay Emaaraadka Carabta sida ay sheegeen oo xisbiga Muxaafidka ee Kulmiye uu ku musuq maasuqay ...

Next Page »