Loading...

MAQAL & MUUQAAL

DAAWO: Maxaa Laga Filan Karaa Doorashada Somaliland Iyo Siyaasiga Ku Guuleysan Karo..?

Wararkii ugu dabeyay ee dorashada Somaliland ayaa laso shegaya iney ku socota si degan isla markaana guud ahaan gobalada ay kawada socota iyado la filayo

Continue Reading »

Qeybta MAQAL & MUUQAAL

DHAGAYSO: Maxaad ka taqaan Musharaxa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxamaan Cirro.. ?

Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi gudooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani isla markaana ah murashaxa madaxweynaha wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa sanaddii 1955.   Markii waxbarashadiisii hoose

Continue Reading »

MAQAL & MUUQAAL Archives

DHAGAYSO: Soomaaliya Oo La Kala Qeybsaday iyo Qorshe Gumeysi Cusub Oo Lagu Diyaariyey Xerada Xalane- Caddeyn..?
- Nov 12, 2017
Kulan maalmahan dambe xerada uga socday dowladaha Reer Galbeedka, Maraynkanka, Itoobiya iyo Uganda ayaa lagu soo gabagabeeyay qorshe ballaaran oo la doonayo in gumeysi lagu geliyo Soomaaliya.   Qorshahan ayaa ah sidaan ...
DHAGEYSO: Xildhibaano Mooshin ka waday Shariif Xasan oo loo Hanjabay iyo Sir lasoo Bandhigay..?
- Nov 11, 2017
Maalmihii la soo dhaafay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa ka jira mooshin ay wadaan xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya kaas oo ay ka wadaan Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha ...
DHAGAYSO: Somaliland oo ku dhaw In qabiil La isku dilo iyo Murashax Iclaamiyey Dagaal toos ah..?
- Nov 11, 2017
Maamulka Soomaaliland ayaa geli doona Xaalad Dagaal hadii aan deg deg looga fekirin bad baadinta Labda Malyan Dadka kabadan Ee Deegaanadaasi ku dhaqan.   Hub uruursi iyo Xaniinyo taabasho ayaa ka socota ...
DHAGAYSO: Cabdi Raxmaan Ciro oo Xayisiin loogu Sameeyay Shirkada Google iyo Muran ka taagan..?
- Nov 11, 2017
Inta badan Baraha Bulshada waxaa lagu arkaa gaar ahaan Website-yada Xayeysiita loo sameeyey Murashax Madaxweynaha Soomaaliland C/raxmaan C/llaahi Ciro.   Shabada Google Ee laga leeyahay Mareykanka ayaa waxay sameysay Xayeysiin gaar ah ...
Madaxweyne Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah (DAAWO)
- Nov 10, 2017
Madaxweynaha DFS ayaa markii ugu horeysay weerar xoogan dad uu sheegay iney kasoo horjeedaan dowladiisa.   Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo caawa khudbad xasaasi ah jeediyay ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ku socoto ...
DHAGAYSO: Farmajo Oo La Kulmay Xildhibaannada Galmudug- Muxuuse kala kulmay..?
- Nov 10, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo howlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.   Kulankan ...
DHAGAYSO: Xildhibaannadii Mooshinka Ka Keenay Shariif Xasan Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Baydhabo iyo Go’aano Xasaasi ah oo..?
- Nov 10, 2017
Xildhibaannada barlamaanka mamulka K/galbeed gaar ahaan kuwa diiddan Shariif Xasan ayaa maanta oo Jimco ah isku ballansaday sidii ay uga shoori lahaayeen mooshinkii ay ka keeneen madaxweynahooda. Waxay doonayaan iney wax ...
DHAGAYSO: Dowladda Masar Oo Arrin Aad u Muhiim Ah u Ballanqaadday DFS..?
- Nov 10, 2017
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar uu ku tagay dalka Masar ayaa faahfaahiyey waxyaabihii uu kala soo hadlay madaxda dalkaasi.   Wuxuu ...

« Previous PageNext Page »