Loading...

CIYAARAHA

Liverpool oo wax lagu qoslo ku tilmaantay wararka sheegayo inay Coutinho dhaafsan lahaayeen £183m

Agaasimaha cayaaraha kooxda Barcelona wuxuu maanta sheegay in Liverpool ay ka dalbatay £183m (€200m) inay kusoo wareejiyaan hadii ay doonayaan helitaanka Phillippe Coutinho. Balse saraakiisha kooxda

Continue Reading »

Qeybta CIYAARAHA

Wareysi 9-sano ka hor la qaaday: Maxay ku riyoodeen Neymar iyo Coutinho markii ay dhalin yaraayeen?  

Neymar iyo Coutinho xagaagan hadal heynta suuqa Yurub iyaga ayaa la wareegeen mid meel ayuu u dhacay mustaqbalkiisa cayaareed midna weli meel uma dhicin mustaqbalkiisa.

Continue Reading »

CIYAARAHA Archives

Pogba Oo Fariin U Diray Ciyaartooyda Laga Roonayaasha Ah ( Khaniiska Ah) Ee Ku Sugan Premier League !! Yaa Kamid Ah?
- Aug 24, 2017
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa sheegay inuusan la kulmin ciyaaryahan laga roone ah (khaniis ah) oo ka ciyaara Premier League , laakiin uu ciyaaryahan kasta ixtiraam ...
Dagaalkii Barcelona iyo Liverpool ee Coutinho oo soo dhammaaday….(Yaa ku guuleystay???)
- Aug 22, 2017
Dagaalkii u dhexeeyay kooxaha Barcelona iyo Liverpool ee ku aadanaa Philippe Coutinho ayaa ugu dameyn soo idlaaday. Liverpool ayaa ku guuleysatay dagaalka iyadoo ay Barcelona markii ugu horreysay qiratay inay ku ...
WARBIXIN: Shan Ciyaaryahan Oo Awood U Leh Inay Jabiyaan Rikoorka Suuqa Kala Iibsiga Uu Ka Dhigay Neymar Jr
- Aug 22, 2017
Paris Saint Germain ayaa ayaa FC Barcelona kala soo wareegtay Neymar Jr markii ay bixisay qiimaha lagu burburin karay qandaraaskiisa oo ah 222 milyan oo euro. Arintaan qofna macquul lama aheyn ...
HORDHACA: Tottenham Hotspur v Chelsea- London Derby Oo Ka Dhacaya Wembley, Bakayoko Oo La Heli Karo Iyo Xaqiiqooyinka Ciyaarta
- Aug 20, 2017
Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa sheegay in kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League ay tahay inay isku dayaan sidii ay ugu guuleysan lahaayeen kooxda Tottenham Hotspur kulanka axada maanta ah ...
PSG oo Twitter-ka uga jeex jeexday Barcelona kaddib guul daradii xalay ee El Clasico
- Aug 17, 2017
PSG ayaa qori ku sii muday boogtii ay Xalay Real Madrid u yeeshay Barcelona kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0 lugtii labaad ee Supercope. Lugtii hore ee Nou Camp ayaa ku ...
Macallin Jose Mourinho oo Cristiano Ronaldo ku eedeeyey guuldarradii xalay ka soo gaartay kooxda Real Madrid
- Aug 9, 2017
Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Jose Mourinho ayaa guuldarradii ka soo gaartay kooxdiisa xalay naadiga Real Madrid waxa uu ku eedeeyey Cristiano Ronaldo iyo garsoorka ciyaarta. Real Madrid ayaa ...
Arsenal Oo Gaartay Qiimihii Lagu Doonayay Thomas Lemar, Laakiin Waxaa Caqabad Ku Ah Saddex Koox
- Aug 6, 2017
Arsenal ayaa ku dhow inay dalab afraad u dirto xiddiga Monaco Thomas Lemar, laakiin waxay tartan kala kulmi doonaan kooxaha Barcelona Liverpool iyo Manchester City. Arsene Wenger ayaa ka ceyrsaneysan qaabka ...
Barcelona oo dooratay midkii ay soo qaadan laheyd Coutinho iyo Dybala (Xitaa waxay dejisay qorshe cajiib ah)
- Aug 5, 2017
Barcelona ayaa isku diyaarineysa inay haatan soo iibsato bedelka Neymar JR ee rasmiga ah ka dib markii 25 sanno jirka reer Brazil uu heshiis rikoorka adduunka ah kula biiray kooxda ...

Next Page »