Loading...

CIYAARAHA

Barcelona oo bedelka Neymar u aragta xiddig ay jecel yihiin jamaahiirta Real Madrid, waa kuma?

Garabka kooxda Paris Saint-Germain Angel Di Maria ayaa laga yaabaa inuu kusoo laabto horyaalka La Liga balse markaan ma xiran doono shaarka kooxda Real Madrid.

Continue Reading »

Qeybta CIYAARAHA

WARBIXIN: Kadib Heshiiskii Waalida ahaa ee Lukaku – Maxaad Ka taqaan 10-ka Ciyaaryahan ee ugu qaalisan Man United?

Kooxda Manchester United ayaan waligeed ka cabsan iney suuqa kala iibsiga ku qarash gareyso lacago waali ah si ay uhesho bartilmaameedkeeda, waana taas sababta ay

Continue Reading »

CIYAARAHA Archives

RASMI: Kooxda Everton oo xaqiijisay lambarka uu u xiran doono Wayne Rooney
- Jul 9, 2017
Kooxda kubadda cagta Everton ayaa xaqiijisay in Wayne Rooney oo dib ugu soo laabtay uu xiran doono lambarka 10-aad ee garoonka Goodison Park, kaasoo uu kooxda u xiran jiray Romelu ...
Riyad Mahrez oo qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Arsenal… (Goorma ayuu imaanayaa garoonka Emirates?)
- Jul 4, 2017
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay aad ugu dhowdahay inay la soo wareegto weeraryahanka naadiga Leicester City ee Riyad Mahrez. Bishii la soo dhaafay ayaa shaaca laga qaaday ...
Barcelona oo si lama filaan ah ugu dhaw saxiixa weeraryahanka Saddexaad ee ugu fiican Dunida
- Jul 2, 2017
Barcelona ayaa qarka u saaran saxiixa Antoine Griezmann, iyagoo wadahadalo la furay weeraryahanka Atletico Madrid. Xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ka sameeyay kooxdiisa Atletico Madrid, isagoo ...
Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga: Maxaa ka Cusub Kooxdaada – Arsenal, United, Chelsea, L’Pool, City, Real, Barca & Juve
- Jun 28, 2017
Kulanti Wanaagsan dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Gool.com kuna soo dhawaada Wararkii ugu dambeyay ee Suuqa Kala Iibsiga Saxaafada Ingiriiska maanta oo Arbaco ah. Kooxda AC Milan ayaa siisay fursad  kooxaha Manchester United ...
Kooxda Manchester United oo heshiis la gaartay James Rodriguez… (Miyuu Morata kula biiri doonaa Man U…
- Jun 27, 2017
James Rodriguez ayay ka go’an tahay inuu isaga tago garoonka Santiago Bernabeu oo uu xilli adag ku qaatay xilli ciyaareedkii tagay, waxaana laacibka xulka qaranka Colombia uu u muuqdaa mid ...
Muuqaal: Taas Muu Bilaabay Daawo Cristaino Ronaldo Oo Gabar Yar Ka Xadi Gaaray Mobile-Keedi Laakiin Siday U Dhacday?
- Jun 23, 2017
Xiddiga xulka qaranka Portugal cristiano Ronaldo ayaa ka yaabsaday gabar yar oo is lahayd sawir ka qaad intii uu soo galayay kulankii uu xulka qarankiisu guusha 1/0 ah ka gaaray ...
Xidig Arsenal ah oo lagu arkay Arooska mid ka mid ah ciyaartoyda Manchester United ee ka dhacay talyaaniga (+Sawiro)
- Jun 22, 2017
Daafaca Manchester United Cris Smalling ayaa noqday ciyaariyahankii sadexaad ee xirtay maaliyadda Red Devils isla markaana todobaadkaan aqal gala markii uu guurkiisa ku dhigtay magaalada Lamo ee waqooyiga dalka tayaaniga ...
Xiddiga kooxda Real Madrid ee Luka Modric oo muteysan kara shan sanadood oo xarig ah kaddib markii…
- Jun 20, 2017
Laacibka kooxda Real Madrid ee Luka Modric ayaa la soo warinayaa inuu baxar bartanka kaga jiro isla markaana uu muteysan karo shan sanadood oo xabsi ah, iyadoo lagu heysto kiis ...

« Previous PageNext Page »