Loading...

WARARKA MAANTA

DHAGAYSO: Ninkii u Gafay Nabiga NNKH oo Hadlay & Maxkamada Gaalkacyo oo Go’aan aan la rumeysan karin ka soo Saartay..?

Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku sheegay in uu yahay Nabi

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

DAAWO SIR CULUS: Foosiya Yuusuf oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha P/Land & Koofur Galbeed & Xog lama filaan ah oo…?

Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore, ahaydna wasiirkii arimaha Dibadda, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamulada ay ku garab marayaan go’aanka

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

DAAWO: Magaalo P/Land katirsan oo S/Land ku biirtay, Wasiir Xilkiisa Si lama filan ah ku waayay & Qosolkii Cali Xaraare..?
- Sep 18, 2017
Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arin xasaasi ah oo dad badan ka yaabisay.   Magaalo P/Land katirsan ayaa sabab lama filaan ah ugu biirtay Somaliland, waxaana dadkii deganaa ay ...
DAAWO: Magacyada Gudiga & Beelaha Xildhibaanada ee loo magacaabay Arrinta Qalbi-dhagax..?
- Sep 18, 2017
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Shiikh ...
DHAGAYSO: Amarka kasoo Baxay Galmudug ee lagu soo Xirayo Wadaadka lagu magacaabo Cabdi Wali Afyare Cali..?
- Sep 18, 2017
Wararka aan hada heleeno ayaa sheegaya in Wasaarada Amniga ee Maamulka Galmudug amartay in lasoo xiro Mid kamid ah Culumada Gobolka mudug.   Shiikhan oo lagu magacaabo Shiikh Cabdi Wali Afyare Cali ...
DAAWO Arin Cusub: Xildhibaan Goobjoog ka ahaa Heshiiskii Itoobiya loogu dhiibay Qalbi-dhagax oo Xog cusub bixiyay..?
- Sep 18, 2017
Iyadoo uu weli taagan yahay muranka ka dhashay dhiibida Sargaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax , ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaadhsiinta DFS Maxamed Jaamac ...
DAAWO: Cali Khaliif oo ku dhawaaqay Arrin ka nixisay DFS & P/Land & QM oo wax ka og heshiiska S/Land..?
- Sep 18, 2017
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in QM iyo Beesha Caalamka ay ka war hayaan heshiiska ay ugu biirayaan Somaliland.   Isagoo ka hor hadlayay shacabka magaalada Buuhoodle ...
ARAG: Wiil Garaacid ku dilay Hooyadiis oo 81 jir ah Si uu Xaaskiisa uqanciyo (Subxaanallah)
- Sep 17, 2017
Hooyo Da’ ah ayaa dhimatay kadib markii wiilkeeda uu six un ugaraacay, arintan ayaana ka dhacday magaalada Alexandria ee dalka Egypt sidaaas booliska ayaa sheegay.   Haweeneydan oo aheyd 81-sano jir lagu ...
DHAGAYSO: Ra’iisal Wasaare Kheyre Afka Furtay: Maanta Dad baa diidan horumarka umadda Soomaaliyeed..?
- Sep 17, 2017
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa afka furtay oo ka hadlay markii ugu horeysay dadka kasoo horjeeda xukuumadiisa.   Isagoo ka hadlayay xarunta Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Sugaanta ee Muqdisho ...
TOP NEWS:- Xawaalada Jubba oo Wariye caan ah lacag ka dhacday iyo Sababtii ka Dambeysay..?
- Sep 17, 2017
Xawaalada Jubba oo ka mid ah Xawaaladaha ka Hool gala Dalka Gudihiisa iyo Dibada ayaa lacag ka dhacday Wariye Maxamed Bashiir Xaashi kamid ah Wariyaasha Soomaaliyeed.   Wariyaha ayaa u xaqiijiyay Shacakadda ...

Next Page »