Loading...

WARARKA MAANTA

DAAWO: Ciidamadii Ugu Awooda Badnaa Oo Lagu Warejiyey Maamulka Somaliland iyo Puntland Oo Ka Carootay – Xiisad cusub oo ka..?

Ciidama gaarayo laba boqol oo askari ayaa maamulka Khaatumo waxa uu maanta ku warejiyey Maamulka Somaliland kuwaas oo si rasmi ah kaga mid noqon doono

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyey iyo Xaaladda Qalbi Dhagax oo Meel Adag Mareysa..?

Cabdulqaadir Xasan Hirmooge oo ah afhayeenka jabhadda ONLF ayaa sheegay in xaalad adag uu ku sugan yahay C/kariin Qalbi Dhagax oo Lix Bil kahor loo

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

DAAWO: Muxuu Farmaajo ka yiri qorshaha magacaabista Taliyaasha Ciidamada Booliska iyo Midka Nabad sugida..?
- Feb 11, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC, isagoo ka hadlay sanad kaddib wixii u qabsoomay tan iyo markii uu ...
C/raxmaan C/shakuur oo Shan su’aallood ka keenay jawaabtii Madaxweyne Farmaajo ee dhiibistii Qalbi dhagax [Akhriso]
- Feb 9, 2018
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa mushixiintii xilka madaxweynaha kula tartamay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa su’aalo badan ka keenay jawaabtii uu Farmaajo ka bixiyey dhiibistii Qalbi-dhagax.   Wuxuu sheegay ...
DAAWO: Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si kulul u Weeraray Farmaajo kana hadlay Mudada Sanad ka ah ay dowlada jirsatay..?
- Feb 8, 2018
Godoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay Mudada Sanad ka ah ay dowlada jirsatay ayaa si kulul oga hadlay.   Halkaan Hoose ka Daawo    
DAAWO: Somaliland oo qorshe Ugub ah u dejisay maxaabiista ku xiran Xabsiyada iyo Wasiir kashifay sir badan..?
- Feb 7, 2018
Maamulka Somaliland ayaa u qorsheynaya Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Somaliland iney helaan adeegyada muhiimka u ah nolosha sida Waxbarashada,Caafimaadka iyo waliba adeegyo kale.   Wasiirka Cadaaladda Maamulka SOMALILAND Cabdiqani Maxamuud Caate ayaa ...
DAAWO: Taariikh Nololeedka Abdulqawi Axmed Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Cadaaldda Adduunka ICJ..?
- Feb 7, 2018
Qareenka Soomaaliga ah ee caanka ah Cabdiqawi Axmed Yusuf ayaa loo doortay Guddoomiyaha Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada ee Magaalada Hague, Dalka Netherlands. Garsoore C/qawi oo ahaa guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda ...
DAAWO: Warar kii ugu Dambeeyey – Wax badan ka ogow muhiimata looga hadlay shirka Amniga Qaranka ee ka socda Muqdisho..?
- Feb 6, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Golaha Amniga Qaranka.   Madaxweyne Farmaajo ayaa shirka guddoominayey qodobbada ...
DHAGEYSO: Kulan Xasaasi ah oo ay yeesheen waxgaradka iyo Xildhibaanada beesha Habargidir oo ka dhacay Muqdisho – Go’aan laga soo saaray..?
- Feb 5, 2018
Wararka aan ka helayno Magaalada Muqdisho ayaa sheegeysa in Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Beesha Habargidir iyo siyaasiyiin ay ku kulmeen Magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa waxaa looga hadlay sidii dowlada ...
DAAWO: Cali Dhaanto oo Muqdisho ku soo laabtay kana hadlay wixii ku qabsaday Kismaayo iyo Sunta la sheegay in siiyay..?
- Feb 5, 2018
Fanaanka Soomaaliyeed ee caanka ku ah Dhaanta Cali bashiir Cali Dhaant oo maanta ka soo degay gegida diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa beeniyay warar been abuur ah oo laga faafiyay.   Cali ...

« Previous PageNext Page »