Loading...

DAAWO: 16 Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka baratid Madaxweynaha Somalidu jeceshaya ee Turkey Erdogan

Madaxweynaha dalka Turkey Rajep Dayib Erdogan waxaa uu kamid yahay madaxda caalamka ugu magaca iyo awooda badan.

Erdogan oo mudo dheer ka talinayay Turkey ayaa saameyntiisa siyaasadeed waxaa ay gaarsiisan tahay in lagu sharfo sharciyada dhalashada ee qaar kamid ah wadamada caalamka.

Hadaba, Waxaan maanta halkan kuso gudbineynaa 16 qodob oo aadan ka aqoon madaxweynaha Turkey Erdogan oo ah saaxiibka iyo caawiyaha koobaad ee shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...