Loading...

DAAWO: Cabdi Good oo seefta gasha kala baxay & Fanaaniinta Guuleed & Xaliimo Gobaad oo lagu dhegan yahay..?

Wariye Cabdi Good ayaa todobaadkaan galay Fanaaniinta kala ah Guuleed Simba,Xaliimo iyo Xadanteeye,waxaana uula galay dhulka.

Cabdi Good ayaa Fanaaniintaan ku heysta heesaha qaar oo ay soo qaadeen,isagoo u arka iney yihiin kuwo anshax xumo aadna looga fiican yahay.




 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...
KASHIFAAD: Dowlada Hubka siisa Maamul Goboleedyada oo la ogaaday iyo Kiis culus oo lagu heysto..?
- Nov 19, 2017
Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay Cunaqabateynta Hubka ee ...
XOG: Farmaajo – Kheyre oo God ku riday Sambalooshe iyo Sababta Dusha looga saaray Kiiska Qalbi dhagax oo la Kashifay..?
- Nov 19, 2017
Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Warbixin looga dhageystay Guddigii loo xilsaaray Baaritaanka xaqiiqada in Itoobiya ...
Akhriso: 10 Su’aalood oo Mudan in la weydiiyo taliyihii hore ee Nabad Sugida Sanbaloolshe- Kiisa Qalbi dhagax..?
- Nov 19, 2017
Waa maalin kale oo culeeskeeda wadata, siyaasadda wajiyadda badan ee Somalia hadda waxa kusoo ...
Robert Mugabe oo markii ugu horeeyay meel fagaare ah lagu arkay..?
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah lagu arkay ...
DHAGEYSO: Guddiga Doorashada Somaliland oo ka hadlay in ay ku shubasho dhacday..?
- Nov 17, 2017
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame ayaa beeniyay wararka sheegaya Doorashadii Isniintii ...
DHAGAYSO: Emaaraadka Carabta oo Xisbiga Kulmiye ku taageeray wax isdaba marinta Doorashada Soomaliland..?
- Nov 17, 2017
Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa soo bandhigay waraaqo been abuur ah oo lagu ...
XASAASI: Wasiiro kale oo Iscasilaya Maalmaha soo socda iyo Kheyre oo eedeyn loo jeediyay..?
- Nov 16, 2017
Xildhibaan Maxamuud Abuukaato oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay is ...
DHAGAYSO: Wararkii ugu dambeeyey doorashada Somaliland iyo Waqtiga lagu dhawaaqayo Madaxweynaha cusub oo la Shaaciyay..?
- Nov 16, 2017
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa sheegay in Berri ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadii Doorashada Madaxweynaha ...