Loading...

DAAWO: Ciidamada Maamulka Soomaliland Oo tukaraq Dhoolutus Ciidan ku sameeyey iyo Wasiiro Kastamka Booqday..?

Wasiiro ka Tirsan maamulka Soomaliland Ayaa Booqday Kastamka Magalaada Tukaraq oo halkaasi Soomaliland Dhawaan Kala Wareegtey Puntland.
Wararka ayaa Sheegaya Inay Ciidamo badani Oo Soomaliland Halkaso Tageen Iyagoona La Sheegay Inay Ciidsamadani Dhanka Koonfurta U Dhaafeen magaalada.

Halkaan Hoose ka Daawo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...