Loading...

DAAWO: Ciidamada Xasilinta oo mar kale Fashiliyay Qaraxyo Ismiidaamin ah & Muuqaal dad badan ka yaabiyay

Ciidamaa Dowladda Soomaaliya ayaa fashiliyay qarax la doonayay in dad shacab ah lagu dhibaateeyo gudaha magaaladda Muqdisho.

Gaari laga soo buuxiyay wayxaabaha qarxa ayaa lasoo dhigay bartamaha magaaladda iyadoo qorshaha uu ahaa in dada lagu dhibaateeyo.

Ciidamada ayaa ku guuleystay iney qarxiyaan gaarigan oo sidoo kale ay kasoo saareen qaraxyo waa weyn.

Shalay ayay aheyd markii ciidamada dowladu gacanta ku dhigeen gaari kale oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaas oo yaalay deegaanka Ceelasha biyaha loona soo waday dhanka Muqdisho.

HOOS KA DAAWO QAABKA LOO QARXIYAY

 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...