Loading...

(DAAWO) Dowlada Federalka oo loo Gacan Geliyey 3 Magafe ku lugta lahaa tahriibinta dadka

Dowladda Suudaanta koonfureed ayaa saddex ka mid ah ragga Soomaalida ah ee ku lugta leh tahriibinta dadka, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Magafayaasha ee dadka u tahriibiya Libya ku wareejisay dowladda Somalia.

Saddexdan Magafe ayaa todobaadkii hor laga soo qabtay magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed, iyadoo la tixraacayo xogta laga helay ninkii ay la shaqeyn jireen oo isna horey sidan oo kale dowladda loogu wareejiyay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO CODKA

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...