Loading...

DAAWO: Faarax Macalin oo Maxkamad la tiigsanayo Tv-ga Universal & Ajakis oo masuul ka ah

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Barlamaanka Kenya haatana utaagan xilka Xildhibaanimo ee magaaladda Gaarisa Faarax Macalin Dawaare ayaa sheegay Inuu dacwad ka gudbin doono Tv-ga Universal oo kamid ah Warbaahinta madaxa banaan.

Faarax Macalin ayaa Tv-ga Universal ku haysta warbixin ku baxday barnaamijkii faaliyaha qaranka oo ah barnaamij madadaalo ah.

Universal oo xafiis aan diiwaan gashaneyn ku leh Nairobi ayuu Faarax Macalin sheegay inuu dacwad ka gudbin doono.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...