Loading...

Daawo: Fadeexad weyn oo ka dhalatay Koobkii ay qaadeen Ciyaartoyda Jubbaland iyo tabbarahii Xulka oo afka furtay..?

Maanta ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde ka dhuufay Xulka Jubbaland kuwaas oo dhawaan ku guuleystay Koobkii Maamulada Dalka oo ka socoday Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
 
Ciyaartoyda ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ku soo dhaweyey Mus’uuliyeen uu ka mid yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
 
War hada soo baxay ayaa sheegaayo in Tabbarahii Xulka lagu reebay Garoonka diyaaradaha Adden Cadde sababo la xariira Maamul xuma ka jirta Jubbaland.
 

Halkaan Hoose ka Daawo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...