Loading...

DAAWO: Fanaanada Iqro yarey oo Muuqaalkii ugu Mucjisada badnaa soo duubtay iyo ayagoo Xayeysiinaysa Qeybo ka mid jirkeeda..?

Fanaanada Iqro yarey oo Muuqaalkii ugu Mucjisada badnaa soo duubtay iyo ayagoo Xayeysiinaysa Qeybo ka mid jirkeeda.

Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa bilaabay Muuqaalo anshax daro ah oo kasoo horjeeda Diinta iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ee soo jereenka ahaa.

Fanaada iqro yarey oo ah Fanaaniinta hada soo baxay ayaa bilawday markii heesaheeda la dhagaysan waayey in ay u sameyso Muuqaal soo jeedasho leh kaasi oo inta badan lagu sheegay inuu yahay midkii ugu dhaqanka xumaa ee abed Soo mara Fanka Soomaaliyeed.

Halkaan Hoose ka Daawo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...