Loading...

DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo Canaantay Wasiiradda RW Kheyre & Howlgalkii Xasilinta oo…

Laamaha amaanka dowladda Soomaaliya ayaa si caro leh uga hadlay dagaalkii ka dhacay banaanka madaxtooyadda Muqdisho.

Dagaalkaas oo ku dhawaad sedex askari lagu dilay ayaa xamaasad ka dhex abuuray dowladda Soomaaliya sida laga dheehan karo muuqaalka madaxda laamaha amaanka.

Kadib kulan ay la qaateen madaxweyne Farmaajo, ayaa wasiirka amniga, Duqa Muqdisho, Taliyaasha Booliska, Nabad sugidda iyo Militeriga waxaa ay uga hadleen arintaas si adag, waxaana ay tilmaameen in la xiray guud ahaan ciidamadii ka dambeeyay dagaalkaas.

Dhanka kale laamaha amaanka ayaa kulanka madaxweynaha kadib sheegay in howlgalkii xasilinta Muqdisho uu sii socon doono

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...