Loading...

DAAWO: Maxaa Laga Filan Karaa Doorashada Somaliland Iyo Siyaasiga Ku Guuleysan Karo..?

Wararkii ugu dabeyay ee dorashada Somaliland ayaa laso shegaya iney ku socota si degan isla markaana guud ahaan gobalada ay kawada socota iyado la filayo in laso gaba gabeyo 6:00PM ee maqribnimo detana la bilaayo tirinta codadka.
 
Wakaalada Garqaad.com warar hoose oo ay heshay ayaa shegaya in codadka la dhiibtay ilaa hada ay ku horeyaan mushaarxiinta kala Muusa biixi oo ah musharax xisbiga kulmiye iyo Cabdiraxman Ciro oo ah musharaxa Xisbiga wadani.
 
Dorashadan ayaa la filaya inu midkod soo baxo muuse biixi iyo Cabdiraxman Ciro oo kala hogaaminayo labada xisbi ee ugu awooda badan Somaliland waxana dorashada kor kala socda wafuud ka socota beesha caalamka oo dhawaan gaaray Magaalada hargeysa.
 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...