Loading...

DAAWO SIR CULUS: Foosiya Yuusuf oo Weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha P/Land & Koofur Galbeed & Xog lama filaan ah oo…?

Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore, ahaydna wasiirkii arimaha Dibadda, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamtay go’aanada maamulada ay ku garab marayaan go’aanka dawladda dhexe ee federaalka.
 
Waxay sheegtay in Qarannimadi Somalia ay khatar Ku jirto marka la eego maamul gobokeedyada oo Ka hor imanayo go’aanka dowlada dhexe Gaar ahaana, khikaafka Xulufada Sacuudiga Iyo Qadar, waxayna Xustay in maamulkii Afraad oo ah Koonfur Galbeed oo maanta ku dhowaaqay arin aan looga Fadhiyin, waxaana horey sidaa u sheegay Somaliland, Puntland, iyo Madaxwaynihii la eryay ee Hirshabeelle.
 

HOOS KA DAAWO WAREYSI XASAASI AH

 
Dhinaca kale Fowsiyo Yuusuf oo ka tirsan Baarlamanaka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxay ka hadashay go’aankii ay dawladda Soomaaliya Itoobiya ugu dhiibtay Cabdikariim Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsanaa jabhadda ONLF.


DAAWO: Magaalo P/Land katirsan oo S/Land ku biirtay, Wasiir Xilkiisa Si lama filan ah ku waayay & Qosolkii Cali Xaraare..?



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...
DHAGAYSO: Roobow Oo Fariin Naxdin Leh u Diray Saaxiibadiis Hore Ee Al-shabaab, Kana hadlay qaraxiii ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 16, 2017
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id oo toos ah ...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...