Loading...

DAAWO: Somaliland Oo Bahdishay Madaxweyne Farmaajo Iyo Gaas – Kuna Hanjabtay Dagaal Culus..?

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland ayaa saxaafadda kula hadlay Hargeysa, wuxuuna ka hadlay arrimo badan oo dhanka Tukaraq ku saabsan sidoo kalena wuxuu u gafay madaxweyne Farmaajo iyo hoggaamiye Gaas.
 
Wuxuu sheegay in Farmaajo uu yahay shaqsiga hurinaya dagaalka Tukaraq, islamarkaana uu doonayo in la laayo shacabka Somaliland, waa sida uu hadalka u dhigaye.
 
Sidoo kale wuxuu sheegay in Gaas aanu u aqoonsaneen madaxweyne balse yahay guddoomiye, waajibna ahayn inuu la hadlo Somaliland, waa sida uu hadalka u dhigaye.
 
Waxa uu tilmaamay sidoo kale, in dagaal ay diyaar u yihiin xilli walbo, islamarkaana ay awood u leeyihiin in magaalooyin badan oo hor leh tagaan.
 

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

……………………………………………………………………………………

WAR CUSUB: Xuseen Feysal Cali Waraabe oo La Dilay..?

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...