Loading...

DAAWO: Turkey oo Balanqaadkii ugu weynaa ugu farxiyay DFS & Naqshadda loo dhisayo…

Dowladda Turkey ayaa qaadeysa talaabo ka farxisay dowladda Soomaaliya iyadoo dhawaan bilaabeysa dhismaha xarunta barlamaanka.

Kulan ka dhacay Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay naqshadda loo dhisayo aqalka golaha shacabka oo mudo dheer bur bursanaa.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.

Waxaa la filayaa in garoonka loo dhiso si lamid ah sida uu udhisan yahay guriga barlamaanka dalka Turkey oo kamid ah meelaha ugu qurxoon

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...