Loading...

Daawo: Wararkii ugu Dambeeyay Yamen iyo Maxdaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdala oo loo diley siidii Qadaafi gii Liibiya oo kale.

Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in Kooxda Xuutiyiinta ay dileen Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.
 
Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha lagu dilay Isku dhacyo ka dhacay Magaalada Sanca Maanta.
 
Maalmihii lasoo dhaafay ayay ku dagaallamayeen Magaalada Sanca Cali Cabdalla Saalax iyo Kooxda Xuutiyiinta ah.
 

Halkaan Hoose ka Daawo

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...