Loading...

DAAWO: Wararkii ugu Dambeyey Doorashada Somaliland iyo Xisbiga Wadani Oo Cabasho Ka Gudbiyay Doorashada..?

Musharax Madaxweyne nimo ee xisbiga mucaaradka wadani iyo masuulitiin uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay wafuud ka socota beesha caalamka ee kor joogtada ka ah doorashada Somaliland.
 
Gudoomiyaha KMG ee Xisbiga wadani Cabduqaadir Xaaji Jirdi oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa shegay in xumnaha ka socday midowga Yurub ay u gudbiyen cabasho ku aadan doorashada.
Ugu dabeyn masuuliyiinta Xisbiga wadani ayaa shegay in ay jirto cadaalad dero ku aadan doorashada Somaliland iyagona taagerayaasha xisbiga ugu baaqay iney ka war sugaan natiijada tirinta codadka doorashada Somalialand.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...