Loading...

Daawo: Waraysi Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka hadlay Weerar kii lagu qaaday Xarunta Xisbiga Wadajir iyo Go’aan kii Dowlada Farmaajo..?

Siyaasiga Mucaaradka ku ah Dowladda C/raxmaan C/shakuur oo wareysi dheer ah siiyay balse si hordhac ah looga sii daayay Tv-ga Horn cable ayuu ku faah faahiyay qaabka Dowladda u xirtay,weerarka lagu qaaday Gurigiisa,wuxuu ka aamisan yahay Dowladda Farmaajo,cida ama Dowladaha shisheeye ee maal geliya iyo Arrimo kale oo muhiim ah.

Halkaan Hoose ka Daawo Hordhaca Wareysiga

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...