Loading...

DAAWO: Xaafad Hadii Aad Aragto Aadan Ilinta Ceshan karin oo ku taal Madaxtooyadda…

Xaafada State House-ka ee magaaladda Hargeysa ayaa noqotay dhibanaha qarsoon xili kaliya wax ka yar boqol talaabo ay ujirto madaxtooyadda, guriga madaxweynaha Somaliland iyo wasaarada ugu muhiimsan.

Qof walba oo leh damiir naxa marka uu daawado Muuqaalkan waxaa uu aad ula yaabayaa sida masuuliyad darada ah ee ay madaxda ugu guuldareysteen iney eegaan dariskooda oo aan xataa dabka laga shidan.

Mid kamid ah Dadka ku nool Xaafada State House-ka waa hooyo haysata caruur ka badan 10, ka sokow ineysan http://premier-pharmacy.com/product-category/hair-loss/ dabka ushidan waxaa dalka Liibiya uga xiran wiilkeeda oo loo haysto lacag 10 kun oo Dollar ah, waxaana ay sheegtay ineysan awoodin in waligeed ay bixiso.

Arinta dareenka leh ee aad hooyadan ka dheehan karto ayaa ah in madaxda ay deriska yihiin ay ku jiraan maalmo raaxo leh laakiin iyada ay murugo ku jirto, mana ka fakareyso iney codeyso doorashada soo socota sababtoo ah kuwii ay sanadkii hore ucodeysay ayaaba dhibaatadan ku daawanaya.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...