Loading...

DAAWO: Xiisada Farmaajo iyo Kheyre, Xasuuqa Muslimiinta Borma & Go’aanka Erdogan, USA vs N/Koria..?

Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo RW Kheyre ayaa lasoo sheegayaa iney si qurux badan uwada shaqeynayaan kadib markii la xaliyay khilaaf horey usoo kala dhex galay.
Laakiin dowlada ayaa wali xal uweysan arrinta Qalbi-dhagax oo Itoobiya loo dhiibay, taas oo dhibaato ku noqotay xariirkii dowlada gaar ahaan dhanka baarlamaanka iyo Shacabka.
 
Xog lama filaan ah ayaa sidoo kale laga ogaanayaa halka ay ku dambeeyeen xildhibaano dowlada mucaaradsanaa iyo isbadal ku dhacay.
 

HOOS KA DAAWO MUUQAAL IYO FALANQEYN.

hanka kale, Warar murugo leh ayaa kasoo kordhaya xaalada muslimiinta dalka Burma ee Rohingya, ku dhawaad Nus Milyan ruux ayaa ka ka barakacday dalkaas iyagoo ugudbay dhanka dalka Bangaladesh.
 
Madaxweynaha dalka Turkey Erdogan ayaa sheegay inuu talaabo walba ka qaadi doono sidii loo bad-baadin lahaa muslimiinta Rohingya.
 
Hadaba, Maxaad ka taqaanaa dalka Muslimiinta lagu dhibaateeyo ee Myamar ama Burma iyo halka ay asal ahaan kasoo jeedaan muslimiinta dalkaas lagu xasuuqayo
 
Ugu Dambeyn: Waqooyiga Kuuriya ayaa cabsi geliyay dalalka Caalamka gaar ahaan Mareykanka, Jabaan iyo Koofur Kuuriya.
 
Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay Kuuriyada Waqooyi Tijaabisay gantaalo halis ah oo ximbaari kara hubka wax gumaada ee Nugliyeerka.
 
Hadaba, Hadii Waqooyiga Kuuriya dagaal lagu soo qaado, awood intee la eg ayuu isku difaaci karaan, intee ayayna la egyihiin ciidamadiisa iyo hubkiisa.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...
DHAGAYSO: Roobow Oo Fariin Naxdin Leh u Diray Saaxiibadiis Hore Ee Al-shabaab, Kana hadlay qaraxiii ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 16, 2017
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id oo toos ah ...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...