Loading...

DAAWO: Xildhibaanada Baarlamaan caan ah oo qaab lala yaabay isku feeray iyo sababta

Xisbiga mucaaradka ah ee KMT, ayaa baarlamaanka dalka Taiwan ka riday buuq iyo khalalaase kaddib markii uu ku qanci waayay miisaaniyad uu golaha baarlamaanku soo hordhigay xisbiga muxaafidka ah ee DDP kaas oo haya talada dalka.

Xildhibaanada labada dhinac ayaa isu gacan qaaday, waxaana ay u feertameen qaab cusub oo aa feer-ddub aheyn.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...