Loading...

DAAWO XOG CUSUB: RW Hore Cumar C.Rashiid oo diyaarinaya Qorshe ka dhan ah RW Kheyre & Sababta oo…

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/Rashiid Sharmaarke ayaa olole xoogan ugu jira mooshin ka dhan a Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Mooshinkan ayaa lasoo sheegayaa in la hor geyn doono golaha aqalka sare si lamid ah sidia ay golasha shacabka mooshinka uga wadaan Ra’isul Wasaare kheyre iyo xukuumadiisa.
 
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Cumar C.Rashiid oo katirsan xildhibaanada aqalka sare uu la xariiray inta badan xildhibaanada baarlamaanka aqalka sare si uu arintan uga dhabeeyo.
 

Hoos ka Daawo Full Wareysi CC VS Kheyre

 
Wareysi uu bixiyay ayuu Cumar C.Rashiid ku mucaaraday dowlada waxaana uu sheegey in dowladu gaar ahaan golaha fulinta ay qalbiga ka jabiyeen shacabka.
 
Mar uu ka hadlayay arinta Qalbi-dhagax ayuu sheegay in dowladu ay qaadeyso masuuliyadda arintaas maadaama cadow gacanta loo geliyay.
 
“Dowladu iyada ayaa qaadeysa masuuliyada, waana kula xisaabtami doonaa, anigoo hor geyn doona kulanka baarlamaanka aqalka sare” ayuu yiri RW Hore CC.
 
Ra’isul Wasaaraha ayaa haatan xaalad siyaasadeed dhexda ugu jira waxaana mooshin ka diyaariyay xildhibaano gaaraya ilaa 160


Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...
KASHIFAAD: Dowlada Hubka siisa Maamul Goboleedyada oo la ogaaday iyo Kiis culus oo lagu heysto..?
- Nov 19, 2017
Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay Cunaqabateynta Hubka ee ...
XOG: Farmaajo – Kheyre oo God ku riday Sambalooshe iyo Sababta Dusha looga saaray Kiiska Qalbi dhagax oo la Kashifay..?
- Nov 19, 2017
Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Warbixin looga dhageystay Guddigii loo xilsaaray Baaritaanka xaqiiqada in Itoobiya ...
Akhriso: 10 Su’aalood oo Mudan in la weydiiyo taliyihii hore ee Nabad Sugida Sanbaloolshe- Kiisa Qalbi dhagax..?
- Nov 19, 2017
Waa maalin kale oo culeeskeeda wadata, siyaasadda wajiyadda badan ee Somalia hadda waxa kusoo ...
Robert Mugabe oo markii ugu horeeyay meel fagaare ah lagu arkay..?
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah lagu arkay ...
DHAGEYSO: Guddiga Doorashada Somaliland oo ka hadlay in ay ku shubasho dhacday..?
- Nov 17, 2017
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame ayaa beeniyay wararka sheegaya Doorashadii Isniintii ...
DHAGAYSO: Emaaraadka Carabta oo Xisbiga Kulmiye ku taageeray wax isdaba marinta Doorashada Soomaliland..?
- Nov 17, 2017
Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa soo bandhigay waraaqo been abuur ah oo lagu ...
XASAASI: Wasiiro kale oo Iscasilaya Maalmaha soo socda iyo Kheyre oo eedeyn loo jeediyay..?
- Nov 16, 2017
Xildhibaan Maxamuud Abuukaato oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay is ...
DHAGAYSO: Wararkii ugu dambeeyey doorashada Somaliland iyo Waqtiga lagu dhawaaqayo Madaxweynaha cusub oo la Shaaciyay..?
- Nov 16, 2017
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa sheegay in Berri ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadii Doorashada Madaxweynaha ...