Loading...

DAAWO Yaabkii Dhacay: Jufada uu ka Dhashay Faysal Cali Waraabe oo Codkooda ubalanqaaday Xisbi kale (SABABTA)

Beesha uu ka dhashay musharaxa madaxweynaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa manta soo saartay go’aan ka yaabiyay musharaxaas oo ku aadan cida ay beel ahaan codkooda siin doonaan doorashada dhawaan ka dhaceysa Somaliland.
 
Kulan ay qeybaha kala duwan ee odayaasha jufada uu kasoo jeedo Faysal Cali Waraabe yeesheen ayay ku sheegeen in codkooda ay siin doonaan musharaxa madaxweynaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi.
 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 
“Waxaan dooneynaa inaan dalka bad-baadino, sidaas darteed codkeena waxaan siineynaa Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye”sidaas waxaa sheegay mid kamid ah odayaashii kulankaas ka hadlay.
 
Faysal Cali Waraabe ayaa waji-gabax kala kulmaya beesha uu kasoo jeedo gaar ahaan jufada uu ka dhashay taas oo taageertay xisbiga Kulmiye.


Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DAAWO: Magaalo P/Land katirsan oo S/Land ku biirtay, Wasiir Xilkiisa Si lama filan ah ku waayay & Qosolkii Cali Xaraare..?
- Sep 18, 2017
Barnaamijka Kaftanka Siyaasadda ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arin xasaasi ah oo dad badan ...
DAAWO: Magacyada Gudiga & Beelaha Xildhibaanada ee loo magacaabay Arrinta Qalbi-dhagax..?
- Sep 18, 2017
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa ...
DHAGAYSO: Amarka kasoo Baxay Galmudug ee lagu soo Xirayo Wadaadka lagu magacaabo Cabdi Wali Afyare Cali..?
- Sep 18, 2017
Wararka aan hada heleeno ayaa sheegaya in Wasaarada Amniga ee Maamulka Galmudug amartay in ...
DAAWO Arin Cusub: Xildhibaan Goobjoog ka ahaa Heshiiskii Itoobiya loogu dhiibay Qalbi-dhagax oo Xog cusub bixiyay..?
- Sep 18, 2017
Iyadoo uu weli taagan yahay muranka ka dhashay dhiibida Sargaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ...
DAAWO: Cali Khaliif oo ku dhawaaqay Arrin ka nixisay DFS & P/Land & QM oo wax ka og heshiiska S/Land..?
- Sep 18, 2017
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in QM iyo Beesha ...
ARAG: Wiil Garaacid ku dilay Hooyadiis oo 81 jir ah Si uu Xaaskiisa uqanciyo (Subxaanallah)
- Sep 17, 2017
Hooyo Da’ ah ayaa dhimatay kadib markii wiilkeeda uu six un ugaraacay, arintan ayaana ...
DHAGAYSO: Ra’iisal Wasaare Kheyre Afka Furtay: Maanta Dad baa diidan horumarka umadda Soomaaliyeed..?
- Sep 17, 2017
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa afka furtay oo ka hadlay markii ...
TOP NEWS:- Xawaalada Jubba oo Wariye caan ah lacag ka dhacday iyo Sababtii ka Dambeysay..?
- Sep 17, 2017
Xawaalada Jubba oo ka mid ah Xawaaladaha ka Hool gala Dalka Gudihiisa iyo Dibada ...