Loading...

DHAGAYSO: Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Sudaan oo Farmaajo Ceebaystay, ayagoo dhahayey Madaxweyne Saan caadalad ma ahan..?

Madaxweyne Farmaajo ayaa Safar ku joogay dalka Suudaan asagoo la kulmay dhigiisa Dalka Sudaan Cumar xasan al Bashiir.
 
Farmaajo oo booqday Jaamacad ka mid ah jaamacadaha ay Ardayda Soomaaliyeed dhigtaan ayaa lagu banaanbaxay waxayna ku dhawaaqaayeen Farmaajo saan cadaalad ma ahan.
 

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO

 
Dowlada Soomaaliya ayaa dhawaan waxay gacanta cadawga galiyeen Cabdikarin Shekh muuse (Qalbi Dhagax) oo ah Sarkaal ka tirsanaa Jabhada ONLF.
 
Shabakada Garqaad Online oo ay lasoo xariireen Qaar ka mid Ardaydii dhiganaysay Jaamcada Farmaajo uu booqday ayaa sheegay in ay ka caraysnaayeen Dhiibitaan kii loo dhiibay Dowlada Itoobiya Qalbi dhagax saasna ay ugu Mudaaharaden Farmaajo.
 
Dhanka kale Waxaa jiray kulan uu la qaadan lahaa Madaxweyne Farmaajo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa la baajiyey Sababo la sheegay in lagu banaanbixi rabay.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Faahfaahin ku saabsan, halka lala eegtay.
- Oct 14, 2017
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka ...