Loading...

DHAGAYSO: Cabdi Raxmaan Ciro oo Xayisiin loogu Sameeyay Shirkada Google iyo Muran ka taagan..?

Inta badan Baraha Bulshada waxaa lagu arkaa gaar ahaan Website-yada Xayeysiita loo sameeyey Murashax Madaxweynaha Soomaaliland C/raxmaan C/llaahi Ciro.
 
Shabada Google Ee laga leeyahay Mareykanka ayaa waxay sameysay Xayeysiin gaar ah oo ay us
 
Afhayeenkii hore ee golaha wakiilada Soomaaliland hadana doonaya xilka Madaxweynaha S/Land ayaa Lacag ka helay Farmaajo oo ah Madaxweynaha Soomaaliya iyadoo sidoo kale Lacag badan ay iska soo uruuriyeen Jaalliyadaha S/land ee ku kala sugan Yurub,America iyo Australia ay keentay inuu ka dhaqaale badnaado Xisbiyada kale.
 
Durba fadeexado ayaa laga faafiyey Xisbiga Waddani Ee Cirro Hogaamiyo balse dhag jalaq uma siin waxa lagu Eedeeyey isagoo sheegay in uu si cadaalad ku jirto Shacabka ku hogaamin doono hadii la doorto isniinta soo socota.

Halkaan Hoose ka Dhagayso

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...