Loading...

DHAGAYSO: Cadaado Oo Lacagtii Ugu Badneyd RW Kheyre iyo Thabit u qaadeen Si Loogu Rido MD Xaaf..?

 
Madaxda Dalka ayaa waxay geed dheer iyo mid gaaban u koreen sidii ay uridi lahaayeen Xaaf oo ah Hogaamiyaha Koobaad Ee Xilka laga tuurayo.
 
Koox Caado Qaatayaal ah oo la shaqeeya Dawlada Dhexe ayaa loo adeegsanayaa duminta Nidaamka Maamul Ee Galmudug Hadda ka shaqeeya.

Halkaan Hoose ka Dhagayso

 
RW Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa waxay iska kaashanayaan in Doorasho Xoog Ah ka qabtaan Cadaado iyadoo Xaaf khasab loo ceerinayo.
 
Lacag Badan ayaa Thabit Cabdi Maxamed oo Ah Duqa Magaalada Muqdisho waxa uu udaabulay Cadaado oo lagu dooranayo Madaxweynaha Cusub Ee Galmudug oo doorashada loo ballamay 25-ka Bishaan inay qabsoonto.
 
Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo Habeen ka hor Xasan Kheyre la shiray waxay sheegeen in lagu ballamay sidii Awood Xilka looga qaadi lahaa Xaaf oo Galmudug hadda ku adkeysanaya Madaxweynaha Sharciga ah.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Faahfaahin ku saabsan, halka lala eegtay.
- Oct 14, 2017
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka ...