Loading...

DHAGAYSO: Dowladda Masar Oo Arrin Aad u Muhiim Ah u Ballanqaadday DFS..?

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib safar uu ku tagay dalka Masar ayaa faahfaahiyey waxyaabihii uu kala soo hadlay madaxda dalkaasi.
 
Wuxuu sheegay in kulan dheer ay wada yeesheen madaxweyne Alsisi, isaga oo tilmaamay in ballanqaadyo muhiim ah ka helay.
 
Wuxuu sheegay Ra’iisul wasaare ku xigeenka, in waxyaabihii ay kasoo wada hadleen ay kamid tahay taageerada dhanka amniga ee Soomaliya.
 
Mahdi ayaa sheegay in dowladda Masar ay kaalin ka qaadan doonto amni kusoo celinta dalka iyo la dagaalanka Argagaxisada.

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...