Loading...

DHAGAYSO: Fanaanka Aar Maanta oo si xun loogu cunsuriyeeyay dalka Mareykanka & Qaabkii loola dhaqmay..?

Fannaanka Xasan Nuur Sayid (Aar Maanta) oo ka mid ah fannaaniinta Somaliyeed, ayaa si kulul u weeraray Dowladda Somaliya, ka dib markii uu ku eedeeyay inaanay Mareykanka kala hadlin xayiraadaha uu ku soo rogay dalal ay Somaliya ka mid tahay.
 
Hadalka fannaanka ka soo yeeray, ayaa wuxuu ku soo beegmaya, ka dib markii uu fal cunsuriyad leh uu kala kulmay Dowladda Mareykanka, taa oo dib u dhac ku keentay bandhig faneed uu ku qaban lahaa Gobolka Minnesota.
 

HOOS KA DHAGAYSO WAREYSIGIISA

 
Fannaanka iyo kooxdiisa (The Urban Nomads) oo shan xubnood ka kooban, ayaa waxaa lagu waday in toddobaadkan ay bandhig faneed ku qabtaan Minnesota, iyadoona uu dib u dhac ku yimid, markii aan isaga la siinin fiisihii dal ku galka ee dalkaasi, halka afartii xubnood ee kale fiisaha la siiyay.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Roobow Oo Fariin Naxdin Leh u Diray Saaxiibadiis Hore Ee Al-shabaab, Kana hadlay qaraxiii ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 16, 2017
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id oo toos ah ...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...