Loading...

DHAGAYSO: Farmaajo iyo Kheyre oo lagu Qasbay inay ka Laabtaan Xilka Qaadista Taliye Sambalooshe…?

Xog gaara oo ay heshay Wakaalada Garqaad.com ayaa sheegeysa in dib loo dhigay xilka qaadis lagu sameyn rabay Taliyaha Nabad sugida Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambalooshe), kaas oo Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ku kacsan ay hore ugu gudbiyeen dacwad ka dhan ah Madaxda dalka.
 
Dhawaan waxaa soo baxay war ku saabsan in Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre ay aqbaleen in xilka laga qaado Sambalooshe.
 
Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Hirshabeelle ayaa kulamo habeenadii ugu dambeeyay Madaxtooyada Soomaaliya kula qaadanayay Madaxda dalka, waxayna ka dhaadhiciyeen in arintaasi culeyskii ka yimaada dowlada Federaalka ay qaadi doonto, hadii kalena booska Sambalooshe oo qabiil ku matalaya in aan la carqaladeyn.

Halkaan Hoose ka Dhagayso

 
Si kastaba ha ahaatee Taliyaha Nabad sugida Soomaaliya ayaa wuxuu la balansan yahay Madaxda dalka waxayna qaadan doonaan kulan albaabada u xiran yihiin waxaana kulankaasi lagala hadli doonaa dacwadaha ay ka soo gudbiyeen xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta inuu ka fogaado.


DHAGAYSO: Fanaanka Nimcaan Hilaac oo sheegay inuu dhawaan ku laaban doono Hargeysa kuna biiri Doono Xidigaha geeska..?



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...
KASHIFAAD: Dowlada Hubka siisa Maamul Goboleedyada oo la ogaaday iyo Kiis culus oo lagu heysto..?
- Nov 19, 2017
Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay Dowladda Imaaraadka Carabta in ay jabisay Cunaqabateynta Hubka ee ...
XOG: Farmaajo – Kheyre oo God ku riday Sambalooshe iyo Sababta Dusha looga saaray Kiiska Qalbi dhagax oo la Kashifay..?
- Nov 19, 2017
Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Warbixin looga dhageystay Guddigii loo xilsaaray Baaritaanka xaqiiqada in Itoobiya ...
Akhriso: 10 Su’aalood oo Mudan in la weydiiyo taliyihii hore ee Nabad Sugida Sanbaloolshe- Kiisa Qalbi dhagax..?
- Nov 19, 2017
Waa maalin kale oo culeeskeeda wadata, siyaasadda wajiyadda badan ee Somalia hadda waxa kusoo ...
Robert Mugabe oo markii ugu horeeyay meel fagaare ah lagu arkay..?
- Nov 17, 2017
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Rober Mugabe ayaa markii ugu horeysay meel fagaare ah lagu arkay ...
DHAGEYSO: Guddiga Doorashada Somaliland oo ka hadlay in ay ku shubasho dhacday..?
- Nov 17, 2017
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka maamulka Somaliland C/qaadir Iimaan Warsame ayaa beeniyay wararka sheegaya Doorashadii Isniintii ...
DHAGAYSO: Emaaraadka Carabta oo Xisbiga Kulmiye ku taageeray wax isdaba marinta Doorashada Soomaliland..?
- Nov 17, 2017
Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa soo bandhigay waraaqo been abuur ah oo lagu ...
XASAASI: Wasiiro kale oo Iscasilaya Maalmaha soo socda iyo Kheyre oo eedeyn loo jeediyay..?
- Nov 16, 2017
Xildhibaan Maxamuud Abuukaato oo ka mid ah Golaha shacabka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay is ...
DHAGAYSO: Wararkii ugu dambeeyey doorashada Somaliland iyo Waqtiga lagu dhawaaqayo Madaxweynaha cusub oo la Shaaciyay..?
- Nov 16, 2017
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa sheegay in Berri ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadii Doorashada Madaxweynaha ...