Loading...

Dhagayso: Gabdho Soomaali oo qabsaday Warbaahinta Mareykanka Kadib Markii loogu hanjabay in la dili doono & Arintii ay sameeyeen?

Haweeney udhalatay dalka Mareyanka ayaa gabdho Soomaaliyeed ugu hanjabtay iney dili doonto, dhacdadaan ayaa ka dhacday magaalada Fargo Gobolka North Decotta ee dalkaas Mareykanka.

Haweeneydan oo oo ah 42 jir lagu magacaabo Amber Hensley isla markaana hadaladaas u adeegsatay si muslim naceyb ah ayaa weeraratay sedex gabdhood oo Soomaali ah xilli ay ku jireen gaarigooda.

Gabdhahan ayaa kamerada taleefankooda ku duubay hadaladii haweeneydan oo dhahaysay erayo ay ka mid ahaayeen “waxaan ahay Americaan,dhamaantiin Muslimiinta waan idin dileynaa aada wadankiinna” iyo kuwo kale. Waxaana fidowyga uu qabsaday baraha Bulshada.

HOOS KA DHAGAYSO WAREYSIGA

 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...