Loading...

DHAGAYSO: Habargidir Oo Go’aan Culus Ku Gaartay Muqdisho iyo Xariirka DFS- Dagaaladii Gobolka Sh/hoose..?

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha iyo hogaamiyaasha beelaha Habar Gidir ayaa looga hadlay arimo xasaasi ah.
 
Wararka ayaa sheegaya in qodobadii kulankan looga hadlay ay kamid ahaayeen xariirka ay la leeyihiin dowlada Soomaaliya iyo dagaalkii Sh/Hoose.
 
Qaar kamid ah hogaamiyaashii ka qeyb galay kulankaas ayaa sheegay in beesha laga doonayo iney go’aan mideysan ka qaadato xariirka ay la leedahay dowlada iyo dagaalkii Sh.Hoose oo ay beeshaas sheegtay in dad badan looga laayay.
 

HOOS KA DHAGAYSO XOGTA

 
Qaar kamid ah Wararka ayaa sheegaya in qodobadii kasoo baxay kulankan ay kamid yihiin in gudi loo saaro sidii beesha ay go’aan mideysan u qaadan laheyd.
 
Xubnaha ka muuqday shirkan waxaa kamid ah C/Qeybdiid, Indha Cadde iyo xubno kale.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...