Loading...

Dhagayso: Maleeshiyaad ka tirsan Puntland oo Weerar ku Qaaday Qoys Reer Miyi Ah Oo Daganaa Deegaanka Saax Qurun Ee….

Wararka naga soo gaaraya deegaanka saax qurun oo dhaca galbeedka gobalka mudug ayaa sheegaya in malayshiyaad hubaysan ay weerar ku qaadeen qows reer guuraa ah oo daganaa deegaankaasi

Malayshiyaadka weerarka qaaday oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhinaca puntland ayaa rasaas ooda kaga qaaday dad maras ah oo ku sugnaa dhulka miyigaa ee hoostaga deegaanka saax qurun waxaana halkaasi ka dhashay qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhimatay weerarkaasi qof kalana dhaawac ayaa kasoo gaaray waxayna dhamaan dadka la weerar lahaayeen haween ayadoo uu ku jiro dadka dhintay ilma yar oo ay malayshiyaadkaasi dileen

Mid ka mid ah dadka deegaanka saax qurun ee weerarku ka dhacay ayaa Garqaad Press ugu waramay sida uu weerarkaasi u dhacay iyo xaalada guud ee deegaanku sida ay tahay

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...