Loading...

DHAGAYSO: Mid kamid ah Dowladaha taageera DFS oo dhaqaalo siisay Madaxweynaha Galmudug & RW Kheyre oo…?

Dawlada Ingiriiska Ayaa waxay sheegtay inay ka xun tahay Siyaasada Cakiran Ee Maalmahaan Dambe ka jirto Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud.
 
Boqortooyada UK waxay ka walaacsan tahay baa la yiri in Xiisada Siyaasadeed ay meel culus gaartay islamarkaana Ay si qoto dheer usheegtay in la dejiyo Xaalada oo si deggan loo maro daminta.
 
Safiirka UK Ujooga Soomaaliya ayaa waxa loo diray in uu xog ka keeno cida khaldan Madaxda Maamul Gobolleedyada Galmudug.

Halkaan Hoose ka Dhagayso

 
Wasiirka Arimaha Khaarajiga Ingiriiska Boris Johnson ayaa Taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaasi oo war geliyey inaysan raali ka aheyn duminta Maamul jira.
 
Farmaajo waxaa lagu Cadaadinayaa in Faraha kuu kala Baxo Siyaasada uu basiinka kusii shubaya Ee Madaxda Galmudug Ee is Heysa.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Roobow Oo Fariin Naxdin Leh u Diray Saaxiibadiis Hore Ee Al-shabaab, Kana hadlay qaraxiii ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 16, 2017
Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo daqiiqado ka hor shir jaraa’id oo toos ah ...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...