Loading...

DHAGAYSO: Sir-Culus Sarkaal ka tirsanaa Sirdoonka Maraykanka oo ka shifay Farmaajo & Kheyre in ay Galeen Qandaraas halis ah..?

Sir uu kashifay Sarkaal ka tirsanaan jiray Sirdoonka Mareykanka oo hadana ah Wariye ku xeeldheer dabagalka ayaa Sir badan banaanka keenay.
 
Wuxuuna sheegay in Farmaajo iyo Kheyre dalka Soomaaliya u horseedayaan halis ayna qaateen qandaraas micnahiisu yahay qiyaano Qaran iyagoo heshiis la galay Shirkadaha Shidaalka kuwaas oo doonaya iney Soamaaliya qabsadaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO



XOG CUSUB: Sheeko Xasaasi ah oo Qadka Telfoonka ku dhex martay R.W. Kheyre & Madaxweyne Xaaf..?



DAAWO: Golaha Wasiirada oo sameeyey Xil ka qaadis iyo Magacaabid (Aqri)



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...