Loading...

DHAGAYSO: Sir Xoogan oo la helay C/Weli Gaas & Shariif Xasan oo Shirqool udhigaya Farmaajo, Arinta Galmudug & J/Land..?

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa loo dhigay shirqool xoogan oo la doonayo in lagu fashiliyo kadibna xilka looga tuuro.
 
Amb. Awliyo iyo Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla ayaa madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre farta ugu fiiqay arin xasaasi ah oo ay tahay iney iska fiiriyaan.
 
C/Weli Gaas oo ah madaxweynaha Puntland iyo Shariif Xasan oo ah madaxweynaha Koofur Galbeed ayay si gaar ah usheegeen iney maleegayaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGAYSO

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...