Loading...

DHAGAYSO: Somaliland oo ku dhaw In qabiil La isku dilo iyo Murashax Iclaamiyey Dagaal toos ah..?

Maamulka Soomaaliland ayaa geli doona Xaalad Dagaal hadii aan deg deg looga fekirin bad baadinta Labda Malyan Dadka kabadan Ee Deegaanadaasi ku dhaqan.
 
Hub uruursi iyo Xaniinyo taabasho ayaa ka socota Soomaaliland waayahaan.
 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Habar Jeclo,Habar Yoonis iyo Sacad Muuse Yaa Ah ayaa la isku jufo raadsanayaa,iyadoo Xisbiga Kulmiye uu heysto Taageero Badan,kuwo kalena la sheegay in ay taageero raadis.
 
Ubucda ugu badan Ee Xifaaltanka iyo hardanka ka dhacayo waxay weeyaan Hargeysa oo badankooda dadku ay raadinayaan Hogaamiye Sax ah oo madaxweyne unoqda.
 
Feysal Cali Waraabe ayaa si cad usheegay in Xisbiga Kulmiye Ay Dadka Sixir ku sameeyeen kuna baaqay in UCID Codkooda loogu shubo,waxaana taasi ay dadka ku sheegeen mid dagaal Beelaha S/Land hadda qarka usaaran yihiin.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...