Loading...

DHAGAYSO: Soomaali lagu dilay Mareykanka & Cabsi xoogan oo soo wajahday dadka…

Wararka ka imaanaya dala Mareykana ayaa sheegaya in Muwaadiniin Soomaali ah la dilay saacadihii lasoo dhaafay.
Hogaamiyayaasha bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio, ayaa xaqiijiyey dilka 3 nin oo Soomaali ah oo

saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ay kooxo hubeysani ku dileen xaafado ka mid ah magaalada Columbus.

Sida ay sheegeen booliska magaalada Columbus, laba ka mid ah wiilasha la dilay ayaa kala ahaa Abdul Kadir Ali Yussef iyo Mohamed Ali Mohamed.

Sh Horseed Cayni Nuux oo ah madaxa Masaajidka Abuubakar ee magaaladda Columbus ayaa sheegay in dadka siyaabo kala duwan loo toogtay.

HOOS KA DHAGAYSO CODKA

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...