Loading...

DHAGAYSO: Warar kii ugu Dambeyay ee Xiisada Galmudug, MD Xaaf oo ka hadlay & Xubno ka tirsan Maxkamada Sare Galmudug oo..?

Xili shay Gudoomiyihii Hore Maxkamada Sare ee Galmudug uu sheegay in xilka laga qaaday dhamaan hogaanka Galmudug waxaa arintaasi beeniyay xubno ka tirsan Maxkamada Sare.
 
Xubnaha ka tirsan Maxkamada Sare ee Galmudug ayaa warbaahinta goor dhow kula hadlay Gudaha cadaado.
 
Mid kamid ah Xubnaha ayaa Warbaahinta u sharaxay hadalka kasoo yeeray Hogaanka maxkamada sare ee Shay kasoo yeeray.
 
Waxana uu sheegay sababta hadalkaasi ay ku beeniyeen iyo in uu yahay mid aan sal iyo raad toona laheyd.

Halkaan Hoose ka Dhagayso Xubno ka tirsan Maxkamada Sare ee Galmudug oo beeniyay

 
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay go.anka Maxkamada sare ee ku aadan in la aqbalay xilalka laga qaaday.
 
Xaaf ayaa sheegay in aysan jirin wax maxkamad ah isla markana arintaasi ay tahay mid been abuur ah.
 
Madaxweyne Xaaf ayaa intaasi ku daray in Maamulka Galmudug uusan laheyn wax maxkamad ah oo dastuuri ah.
 
Arimo kale ayuu ka hadlay hase yeeshee arinta ugu muhiimsan ayaa ah in uu beeniyay hadalka maxkamada.

Halkaan Hoose ka Dhagayso MD Xaaf oo ka hadlay

Garqaad Online
Xafiiska Cadaado : Email: Garqaadpress@Gmail.com



DHAGAYSO: Sir Xoogan oo la helay C/Weli Gaas & Shariif Xasan oo Shirqool udhigaya Farmaajo, Arinta Galmudug & J/Land..?



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...