Loading...

DHAGAYSO: Xiisada DFS & Maamul goboleedyada, Xogta Shirka Kismaayo & Khilaafkii ugu xooganaa oo ka taagan P/Land (Gaas Vs Camey)

Dowlada Soomaaliya ayaa dib udhigtay Shirweynihii dib u eegida dastuurka Soomaaliya kadib markii ay diideen maamul goboleedyada iyo gudiyada dasturuka Baarlamaanka iyo kuwa madaxa banaan.
 
Xog dheeraad ah ayaana kasoo baxeysa xiisadan cusub ee dhanka dasturuka Soomaaliya ee udhaxeysa dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada.
 
Dhanka kale Magaalada Kismaayo waxaa kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aadan maamul goboleedyada iyo shirkii ay halkaas ku lahaayeen oo dib udhacay, Ilo wareedyo ayaa sheegaya in madaxda maamul goboleedyada ay kusii jeedaan saacadaha soo socda Kismaayo.
 

Halkaan Hoose ka Dhagayso

Wararka kale ee ugu waa weyn waxaa kamid ah Khilaafkii ugu xooganaa oo soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland C.Weli Gaas iyo ku xigeenkiisa C/Xakiim Cameey kaas oo ku aadan dhanka awooda.
 
Lama oga hadii ay dowlada dhexe wax ka ogtahay khilaafkan maadaama lagu eedeeyay iney abaabushay in la rido madaxweynihii Hiirshabelle Cali Cosoble sidoo kale muran ay geliyeen xilka madaxweynaha Galmudug Axmed Gelle Xaaf.


DHAGAYSO: Fanaanka Aar Maanta oo si xun loogu cunsuriyeeyay dalka Mareykanka & Qaabkii loola dhaqmay..?



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...
DHAGAYSO: Hooyo 9 caruur ah ku Weysay Qaraxii Muqdisho Oo Dhimirka Beshay..?
- Oct 16, 2017
Xili uu isa sii tarayo qasaaraha ka dhashay werarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Dhimashada Qaraxii Zoobe Oo Mareysa 237 Iyo Dhaawaca 374 Qof..?
- Oct 15, 2017
Labo boqol iyo soddon iyo todobo(237) qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ...
DHAGEYSO: Xagee Lagu Diyaariyey Gaarigii Shalay ku Qarxay Muqdisho, Sideesa uu Kusoo Gudbay Baraha Koontaroolka..?
- Oct 15, 2017
Websedka Garqaad.com ayaa sameysay baaritaan xooggan oo ku aadan halka lagu soo diyaariyey gaarigii ...
DHAGEYSO: Wasiir Yuusuf Garaad iyo Wasiiro kale oo ku dhawaacmay Qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe..?
- Oct 15, 2017
Waxaa daqiiqad walba sii kordhaya khasaaraha lixaadka leh ee uu geestay qaraxii shalay ka ...
DHAGEYSO: Isbitaalada oo Buux dhaafiyay, Tirada dadka la la’yahay oo korortay iyo Murugo Muqdisho ka jirta..?
- Oct 15, 2017
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho ...
XOG CULUS: Odayaasha Dhaqanka beesha Hawiye oo wax yeelo ay kasoo gaartay qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Safari..?
- Oct 14, 2017
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax ka dhacay goordhow Agagaarka hotel Safaai oo ...
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay ee Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Zoope, Meydad laamiyada yaal iyo Guryo gubanaya..?
- Oct 14, 2017
Warar Naxdin leh ayaa kasoo kordhay qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Zoope ee magaalada ...
WAR DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ah oo Muqdisho ka dhacay iyo Faahfaahin ku saabsan, halka lala eegtay.
- Oct 14, 2017
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo inuu halkaas ka ...