Loading...

DHAGAYSO: Xogtii ugu Dambeeysay Qorshaha Roobow u tagay Gobalka Bakool iyo Saraakiisha Dowlada oo sharaxay qaabka ay..?

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali “Abuu Mansuur” oo shalay gaaray Magaalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada milateriga dowladda ee Gobolkaasi.
 
Waxaana ay ka wada hadleen qorshaha dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socda Gobolka Bakool.
 
Korneyl Cabdiraxmaan Tima Cadde oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha looga hadlay kulankaasi.
 
Waxaana uu xusay in ay ka arrinsadeen sidii Al Shabaab looga saari deegaanada Gobolkaasi Bakool

Halkaan Hoose ka Dhagayso

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...