Loading...

Dhageyso: Guddoomiye Taabit oo go’aan Geesinimo leh qaatay, sheegeyna inuu..

Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka Go’an tahay soo celinta kalsoonida Shacabka ay ku qabaan Dowladdooda.

Wax uu sheegay in Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya laamaha amniga ay ku dadaalaayaan sidii loo sugi lahaa amniga balse Shacabka Reer Muqdisho dhankooda laga doonayo in ay Ciidamada la Shaqeeyan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Guddoomiye Thaabid ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay hanaanka Dowladdnimo iyo waliba soo celinta heykalkii uu dalka lahaa.

Wuxuu sheegay iney muhiim tahay Qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed uu kaalin muhiim ah ka qaato dhaqaaqinta Dowladnimada iyo sidii looga baaqsan lahaa amnidaro iyo fowda ka dhasha dalka.

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...