Loading...

DHAGEYSO: Maxaa Farmaajo Kaga Imaan Karo Xanaaqa Beesha Hawiye Iyo Go’aankii ay ka Qaaten Kiiska Cabdiraxman Cabdishakuur..?

Warar hoose oo ay heshay wakaalada Garqaad.com ayaa shegaya in Madaxweynaha Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu donayo inu sii socda kiiska siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame hadii kale ay dhici karto in Cabdiraxmaan Cabdishakuur u Madaxweyne Faraamjo ku dacweyo Dalka Mareykanka.
 
Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu soo waramaya inu ka cabsi qabo dacwad dibada ah uu ku soo oogo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isagu horay shaaca kaga qaaday in Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre ku dacweyn doono dalalka ay ka haystaan dhalashada.
 
Farmaajo aya wado qorshe buuq ugu furayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame isla markaana u dusha ka saari doono danbiya usan galin si uu qalqal ugu furo waana qorshaha markale Maxkamada Gobalka Banaadir ay racfaan kaga qaadatay kiiskii Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
 

Halkan Hoose Ka Daawo

Xiritaankii iyo werarkii Cabdiraxmaan Cabdishakuu Warsame kadib waxa jiray siyaasada kusii furmay Farmaajo iyadoo Beesha Hawiye ay cadaadis ku saartay in kiiska siyaasiga la soo gaba gabeyo balse Madaxweyne Farmaajo ayaa arintaasi ka biya diidsan isagoo wado qorshe u doonayo inu ku dhibaateyo siyaasada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...