Loading...

DHAGEYSO: Muna Diirshe “Shaqo Galmo ku Baddelasho ayaa ka jirta Muqdisho Iyo Soomaaliya?

Waxaa Muqdisho Ka Dhacay labadii maalin ee Ugu Dambeysay bandhigga caalamiga ee buugaagta, waana sannadkii seddaxaad oo la qabto tan iyo burburkii dowladii dhexe 1991-dii.
 
Inta badan Madaxda Soomalida waxaa lagu Xantaa in ay Marka qof dumar ah waydiisto shaqo ay dhacdo in ay la galmoodaan kadibna ay sidaas ku hesho shaqo.

Halkaan hoose ka dhagayso Codka Muna



 

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...