Loading...

DHAGEYSO: Qaraxii ugu Dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay oo Arin Naxdin leh reebay

Saddex caruur ah oo ku dhaawacmay 4-tii bishan qarax ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa hadda waxay yihiin kuwo u baahan gurmad caafimaad.

Caruurtaan iyo hooyadood oo maalin joog ka yimid ayaa waxaa haleelay qaraxa, waxaana halkaasi ku dhintey Hooyadii oo lagu magacaabayey Faadumo Muuse Xaashi.

Caruurta waxyeellada soo gaartay waxaa xaalad ahaan ugu daran midka ugu yar, sida ay inoo sheegtay Xabiibo Faarax Rooble oo ah hooyada marxuumadda.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...