Loading...

DHAGEYSO: Wararkii ugu Dambeeyay ee shirka Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo Fariin u Diray Dowladda Farmaajo..?

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalinkii labaad ka socda shirka Madaxda maamul goboleedyada, kaasi oo xalay ka furmay Guriga Martida ee Jubbaland.
 

Halkaan Hoose ka Dhagayso

 
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa fariin u diray Dowladda Federalka Somaliya, iyadoo uu xun yahay xiriirka ka dhaxeeya Dowladda Somaliya Iyo Maamul Goboledyada dalka ka jira.


DHAGAYSO: War Xasaasi Ah Farmaajo Oo Beesha Habar Gidir Kaga Farxiyey In Dable Ceydiid La Dili Doonin (SABABTA)



Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)


Comments are closed.

Loading...