Loading...

DHAGEYSO: Wararkii ugu dambeeyey iyo Xaaladda Qalbi Dhagax oo Meel Adag Mareysa..?

Cabdulqaadir Xasan Hirmooge oo ah afhayeenka jabhadda ONLF ayaa sheegay in xaalad adag uu ku sugan yahay C/kariin Qalbi Dhagax oo Lix Bil kahor loo gacan geliyey Itoobiya.
 
Wuxuu sheegay in Qalbi Dhagax si gaar ah loogu haayo guri ay nabad Sugidda Itoobiya ku leedahay magaalada Addis Ababa.
 
Labo jeer ayuu sheegay in loola cararay Isbitaal, marna dhaqtar loogu keenay xabsiga uu ku jiro.
 

Halkaan hoose ka dhageyso

Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Loading...